lirikku.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #
.

Dheesha Dheela - Sharma boy Lyrics


By: Admin | Artist: S sharma boy | Published: 2024-30-09T10:27:40:00+07:00
Dheesha Dheela - Sharma boy LyricsLirikku.ID - Dheesha Dheela - Sharma boy Lyrics: Halo Lirikku.ID, Dalam konten ini, kami menyediakan chord gitar untuk lagu "Dheesha Dheela - Sharma boy Lyrics" yang dinyanyikan oleh Toton S sharma boy. Dengan chord yang disajikan, pemula atau penggemar musik dapat dengan mudah memainkan lagu ini dengan gitar mereka sendiri. Kami menyajikan chord dengan akurasi tinggi sehingga pemain dapat mengikuti alunan musiknya dengan baik. Juga, kami akan memberikan informasi tambahan mengenai lirik lagu dan mungkin beberapa tips untuk menyempurnakan permainan gitar. Konten ini cocok untuk penggemar musik yang ingin belajar lagu baru atau bagi mereka yang ingin menikmati kesenangan bermain musik dengan gitar. Silahkan disimak Dheesha Dheela - Sharma boy Lyrics Berikut Dibawah ini untuk Selanjutnya.

dheesha dheesha
dheesha dheela
ciyaar tariso dheesha
dheeeha ciyaartu
waxay dhadhan tahay
dheesha dheesha
marka la is dhex gale
dheesha dheesha
dhexda la is qabsade
dheela dheesha
dhididka intuusan iga damin dhaantada
dj muusiga u dheeree
dhididka intuusan iga damin dhaantada
dj iga dami dhaantada
dhinac isu tuurka
hadba dhan u liicaa
dhufashada gaaban
dhabanu u ciyarne
dheesha dheesha
xabada dhexda
mida xijaabka cad
gacanteeda xaad
xaax xanto xanto
qofta xuural cayn
waa xalaal
ma taqaan xumaan xaaraam
xaakim baa dhalay
aabo xalaala
inta xirto xabadaha
ka gambada dhe
nalka hore dami
hudaha daar
daaqadana fur
soo dag naarkadle
meeshaada istaag
bajaajlaha bartiisa ku celi
xabad ku wado
ama xeebta u soco
xaa ciil gale
xasanaw celi
ciyaal ku dhac bac dhac
dhexda ku dhag
dhab dhac dhac
saq dhexe dhac
bac bac bac bac bac bac
soo dhawaw o dhawaw
dhab isii oo iqaad
yaanan dhicine dhufo
qof isoo kanoos
hada kaba dhaqso toos
afkaaga nalka loos
stop hadalka badana baws
dheesha ciyaarta dhac dhac dhac
habeenkii saq dhexe bac dhac dhac dhac


Saksikan Video Dheesha Dheela - Sharma boy Lyrics Berikut ini..


Random Song Lyrics :

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...

LIRIK YANG LAGI HITS BULAN INI

Loading...