lirikku.id
a b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 #
.

Last Song - Lil baliil Lyrics


By: Admin | Artist: L lil baliil | Published: 2024-25-09T00:15:06:00+07:00
Last Song - Lil baliil LyricsLirikku.ID - Last Song - Lil baliil Lyrics: Halo Lirikku.ID, Dalam konten ini, kami menyediakan chord gitar untuk lagu "Last Song - Lil baliil Lyrics" yang dinyanyikan oleh Toton L lil baliil. Dengan chord yang disajikan, pemula atau penggemar musik dapat dengan mudah memainkan lagu ini dengan gitar mereka sendiri. Kami menyajikan chord dengan akurasi tinggi sehingga pemain dapat mengikuti alunan musiknya dengan baik. Juga, kami akan memberikan informasi tambahan mengenai lirik lagu dan mungkin beberapa tips untuk menyempurnakan permainan gitar. Konten ini cocok untuk penggemar musik yang ingin belajar lagu baru atau bagi mereka yang ingin menikmati kesenangan bermain musik dengan gitar. Silahkan disimak Last Song - Lil baliil Lyrics Berikut Dibawah ini untuk Selanjutnya.

#intro
heey
mhhhh

#verse
i’m soorry k*ma celin k*ma soo fiirin
garabkeyga markad rabtay kuuma hiilin
kuuma jixijixin fursad k*ma siinin
waxaa kuu sameyay only what you asked for
waana la socdaa this is what u prayed for
qalad walbo oo aad gasho dushan saaran jiree
jaceylkaaga dunida u soo bandigi jirey
talo walboo aad i siiso dabo ordi jirey
nolosheedii hore adi dartaa baa u nacay
lakiin manta xirikeni adi aa jaray
ana kaama ronanin waa dhamystirey
i’m sorry to say like lakiin dis is last good bye
#chorus
maya i don’t want see your face
don’t never come to my grave
kala qari labadeena face
this is my last song for you (for you)
maya i don’t want see your face (your face)
don’t never come to my grave (come to my grave)
kala qari labadeena face (labadeena face)
this is my last song for you (my last song for you)

#verse
qoraxdaa hoos fadhiyay (hoos fadhiyay)
lacagnaa waa radinaaye (raadinaaye)
sharaftaan ilaalinaaye (ilaalinaaye)
kalsooni daro kuguma ridin (kuguma ridin)
qoraxdaa hoos fadhiyay (hoos fadhiyay)
lacagnaa waa radinaaye (heeey)
sharaftaan ilaalinaaye (heeey)
somalinimaan u ordaaye (heey)
labadii aan dhalay dartood baan u aamusaa
dhib walboo la ii geestoo
dhawaceey waa qarsanaa
waqtigu iima hiilin
wali ma niyad jabin
waqtigu iima hiilin (wa waqtigu iima hiilin)
wali ma niyad jabin (wali ma niyad jabin)
labadii aan dhalay dartood baan u aamusaa
dhib walboo la ii geestoo
dhawaceey waa qarsanaa
waqtigu iima hiilin
wali ma niyad jabin
waqtigu iima hiilin (wa waqtigu iima hiilin)
wali ma niyad jabin (wali ma niyad jabin)
#chorus
maya i don’t want see your face
don’t never come to my grave
kala qari labadeena face
this is my last song for you (for you)
maya i don’t want see your face (your face)
don’t never come to my grave (come to my grave)
kala qari labadeena face (labadeena face)
this is my last song for you (my last song for you)

#outro
i don’t wanna see your face
i don’t wanna see your face
don’t never come to my grave
kala qari labadeena face
this is my last song for you


Saksikan Video Last Song - Lil baliil Lyrics Berikut ini..


Random Song Lyrics :

LIRIK YANG LAGI HITS MINGGU INI

Loading...

LIRIK YANG LAGI HITS BULAN INI

Loading...